VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Amran - Lyrics

ubax iftiin wacanoo olol baxay la moodye asluubtiyo aqoonta allaa kuu hibeeye amran baa tahay idiloo anigu aamine aa miyaan eegaya asaaga aan is hayn intaad ii noshahay adigu onkod soo hilaaco ilays baxay la moodye asluubtiyo aqoonta allaa kuu hibeeye amran baa tahay idiloo anigu aamine aa miyaan eegaya asaaga aan is hayn intaad ii noshahay adigu
Queue is empty
-- / --