VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Carshiga - Lyrics

carshiga hadyadii ka timid habeen khayr badan watay naftayda hanuunisaay noloshu way hawl yartahee naftaan kuu hibaynayaa hadalku wuu kooban yahee hortaadaan joogayaa hadii aan dunida bilan muftaaxa furaaya adaan huno oontiraay macaan ku xadi lahaa hawada nasrigee timid dharaaro hooda badan lehe dantayda hagaajisaay codkaaga hadaanan maqal wadnahaan ushaqeyn hagaag hadaadan hankayga wadin nolosha maan horumareen hadii aan dunida bilan muftaaxa furaaya adaan huno oontiraay macaan ku xadi lahaa
Queue is empty
-- / --