VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dagan cover - Lyrics

adigaa dareenkiyo kugu raacay dookhoo markaad dhamaaan kaa daawadaayee daymada urooneey dunta taan ku xidhayey diidayoo naftaydiii inay damacdo dumar kale adaan seerkuu dabranahoo dadab ila wadaag lurka nolosha sugayee inagoon is dayrin ma is daadahaynaa dulqaadka iyo samirka daaim kugu manaystoo dabcigaaga wacanba darmaanyahay ideeqee waanku diirsadaaa degan aragtidaadoo naftu waxay dareentaa dabacsani iyo raaxee adaan se kuu dabranahoo dadab ila wadaagoo duga nolosha sugayay inagoo isdaynayn gacalooy ma isdaadahaynaa macaan ma sidaadahaynaa
Queue is empty
-- / --