VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dar dar - Lyrics

daal tira naftiyo doojiya hankaay indha deeqa iyo dayma buuxiyaay danjiraa haween aan doortaye dugsigaan heliyo aayaha dantaay dar-dar gali hawlaha u diran dulucda iyo aniga danta ila ogsoon daryeela tahee aan ducaysanee aamiiin ha dayn dagani iyo xishood dadaalka iyo kartida dumarkuba miduu uga daba hadhaay dubaaqiyo xiskiyo dareemda midii dag-dag gaadhaye diiftana tirtaay dar-dar gali hawlaha u diran dulucda iyo aniga danta ila ogsoon daryeela tahee aan ducaysanee aamiiin ha dayn
Queue is empty
-- / --