daro taan u qaaday deeqay
dumar taan ka doortay deeqay
qalbi taan ku dayraay deeqay
dookha taan ku sooray deeqay

iska diid diraalaha
oon yaan laygu ka dirin
kali kali daweeyay
nacabku isku ken dirin

doog dhayay daalbiyay
iftiray kaldeeqaay
nal daaray maan dojaay
dookh biday boga duraay
xiisto jaay maandafaay
daryeel ii huraay

dada taan ka egtay deeqay
docan taan ku raacay deeqay
dadab taan ku hoystay deeqay
danta taan ku xidhayaydeeqay
iskada hinaasaha
oon yaan lay iga ka duwin
danta ila wadaagtaye
iblays yuun ku duubsane

Exit mobile version