Jacayl muunada daruur
Midaba leh maayad iyo
Qurux waa misaalkaa
X2

Manka iyo ubax mudo
Dhabaq iyo malab koo
Dhala waa misaalkaa
X2

Gaari muhasha leh mil-
Go iyo sharaf marwo
Xulashadii waa misalka
X2

Maan daweeya daw-
Eeyaay mudan kaafiya
Kaafiya midhka iisaxa
Iisaxa macnihii nolosh-
Aay ku noloow mahad
X2

Inta muxibada marley
Gabar iyo meher lagu
Xiro adigaa umudan
X2

Maxaa iga galay ham-
Aseeyree adaa iimida
Ii malyuunoo x2

Adaa iimuuqoo ii ma-
Ciishada maalin iyo
Layloo ii muraayada
X2

Maan daweeya daw-
Eeyaay mudan kaafiya
Kaafiya midhka iisaxa
Iisaxa macnihii nolosh-
Aay ku noloow mahad
X2

Exit mobile version