VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ha mashquulin - Lyrics

maskaxdayda maanku raadiyay qof muhiima oo mudnaanta milgaheeda makhluuq yaabaye x2 micno caashaq maaha xiisee mid uun raadi maa muuskeeda umeelday marlay guurka x2 marwo fiican xishood miigan mowle siiyay maanta guusha si nugeel leh uhaleelay x2 geesi miigan xigmad miidhan marti soor leh midigtayda mahaleeshay maanta guusha x2 midhihiisa maanka gooso waa macaane x2 yaan mashquulin imaa weeli ha maqnaanin x2 madhamaad jeceel ilaa miyirkiisu x2 macan huwoo dhan adna muudso laba miirtay miyirshay caashaq x2
Queue is empty
-- / --