Heesta Haga jacayl - Lyrics
nasab hanaan san
haga jacaylka
anaa ka helo
nafta kuu hure
sida kuu hadhsaday
haween iyo waduud
waxaan heloo
adaa i hibee
hadheeya maanka
haga jacayl
hanaan quruxey
nafta kuu hure
haweenkaba dhamaan
waad hogaamise
haybad iyo akhlaaq
looma haybsade
nasab hanaan san
haga jacaylka
anaa ka helo
nafta kuu hure
sida kuu hadhsaday
haween iyo waduud
waxaan heloo
adaa i hibee