VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Janooy - Lyrics

Qof jaahila baan aqoon Jacaylku inuu dhabyahee Jujuubi iyo maaha dood Jikaar iyo maaha muran Jujuubi iyo maaha dood Jikaar iyo maaha muran Qof jaahila baan aqoon Jacaylku inuu dhabyahee Jujuubi iyo maaha dood Jikaar iyo maaha muran Jujuubi iyo maaha dood Jikaar iyo maaha muran Waakaa jawigii saxmee Wakaa jaaniskii yimee Wakaa jid inoo furmee Wakaa waakaa wakaa Wakaa juhdigii dhalee Waxaad ku tiraa janooy Kuwii jaajuuska waday Jacaylkayagu ka weyn Jiliin iyo been ka weyn Ciyaar wax ku jaba ka weyn Ciyaar wax ku jaba ka weyn Waxaad ku tiraa janooy Kuwii jaajuuska waday Jacaylkayagu ka weyn Jiliin iyo been ka weyn Ciyaar wax ku jaba ka weyn Ciyaar wax ku jaba ka weyn Qof aan haysan qof jecel Ayaa jiroo jiro moodayee Nal iyo waa nolol jacayl Juhdi iyo waa raaxo wacan Nal iyo waa nolol jacayl Juhdi iyo waa raaxo wacan Qof aan haysan qof jecel Ayaa jiroo jiro moodayee Nal iyo waa nolol jacayl Juhdi iyo waa raaxo wacan Nal iyo waa nolol jacayl Juhdi iyo waa raaxo wacan Waataa joogi waydee Waataa jiifi waydee Waataa jalkii diidayee Naftuna naftuna naftuna Naftuna inta eeg jaarkee Waataa joogi waydee Waataa jiifi waydee Waataa jalkii diidayee Naftuna naftuna naftuna Naftuna inta eeg jaarkee Waxaad ku tiraa janooy Kuwii jaajuuska waday Jacaylkayagu ka weyn Jiliin iyo been ka weyn Ciyaar wax ku jaba ka weyn Ciyaar wax ku jaba ka weyn Waxaad ku tiraa janooy Kuwii jaajuuska waday Jacaylkayagu ka weyn Jiliin iyo been ka weyn Ciyaar wax ku jaba ka weyn Ciyaar wax ku jaba ka weyn Waxaad ku tiraa janooy Kuwii jaajuuska waday Jacaylkayagu ka weyn Jiliin iyo been ka weyn Ciyaar wax ku jaba ka weyn Ciyaar wax ku jaba ka weyn
Queue is empty
-- / --