VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kaltuun - Lyrics

koonka aynu joogniyo kaltuuneey hablaha kacay waxaan kaaga sahansaday mala kama war hayside kun jeer habeenkii soo sara kacaayoo kuu yeedhayaaayo kaalay aan ku leeyee kaalay kaalay kaalay waykane kaalay kaalay kaalay kaalay kala maarmi maynee kulankeenii koobaad kaftankeenii inanyahay kalgacayl ka beermaa igu sii kordhaaye kaliday cidloodoo kayn libaaxyo badano kulayl iyo qabow laan ku noolahay dhexdood
Queue is empty
-- / --