VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ma adoo qudha i jecel - Lyrics

maadoo qudhaa i jecel maanoo ku jecel kali mise waan is jecelnay hadii aad i jeceshay maxaad igu jeclaatoo dadka iiga jeceshay qof qudhoo jacayl helay jacayl kuma hagaagee macaana jacayl inagoo is wada jeceleey xageebuu jacaylkiyo is jeclaanta xiisuhu nooga yimid jacaylkaniye waa yaab jacaylkuye maadaa is jecllaadoo is ka helay jacaylkii jacayl la isu shuhuuda gool jacayl ma dhaliyee is jeclaan macaanaa jacayl la isu baasaa
Queue is empty
-- / --