maskaxdayda iyo maankaygu diid
muranbaa iga galay mar la ragta dumar
insi maaha tani misna idhi mar kale
malaha way tahee mucjisaa ku ladhan

muuqeeda wacan midabkaa i dalay
maryaha ka daran udugaan marnaba
la masaalii karin meeshuu ka yimid

miyir deeqaay maanka doojaay
ku maqsuudaay aan mirtaaxnee
ma i rabtaayo ma iyeeli macaan

Exit mobile version