VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Mudaan kalgacaylka - Lyrics

mudaan kalgacayl maqnaa ku sabaayay anoo murugeysan micinsaday aamus mudaan aragaaga macaanow ku dooney aduunka ku meeray muuqagana goobey maatana kulankeena anaa marxabeeya anaa ku mabsuuday mudnaanta adaa leh adaa leh macaan mudaan maskaxdayda habeen ka mqanaan asxabtu i mooday inaan maryihii tuuray macaan cishqigeena wixii mugdi keena madow ka ilaali dhankaagana muuji xiskayga iyo maanka adaa miranaayey masuul ka ahaaye muftaaxana haystay maatana kulankeena anaa marxabeeya anaa ku mabsuuday mudnaanta adaa leh adaa leh macaan mudaan maskaxdayda habeen ka mqanaan asxabtu i mooday inaan maryihii tuuray
Queue is empty
-- / --