VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nasiibka - Lyrics

Nuskaan ku itaalsadiyo Nalkaan ku il doogsadaay Nudiyo wadnahaygiyeey Naftana nafsadeediyeey 2x Nasiya I baxnaaniyaay Nageeya I wanaajiyaay Neecaw I qaboojisaay Qalbiga tii naaxisaay 2x Nasiibka I dhiiriyaay Macnaha noloshaydiyeey Anaa nafta kuu huree Miyaad kali noqon kartaa 2x Naqaan ka tilmaansadeen Naflaha ka ishaartayee Nalkiyo indhahaygiyeey Niyada burjigeediyeey 2x Nasriga I koolkooliyaay Nacfiga I kaalkaaliyaay Naruurooy I doojisaay Dunida tii nuurisaay 2x Nasiibka I dhiiriyaay Macnaha noloshaydiyeey Anaa nafta kuu huree Miyaad kali noqon kartaa 2x Nasiibka I dhiiriyaay Macnaha noloshaydiyeey Anaa nafta kuu huree Miyaad kali noqon kartaa 2x
Queue is empty
-- / --