VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qalbi - Lyrics

laanyahay qurxoonee rucubaha la liicdee laydha udugu deeqdee nicaduna ka lulataay luquntaadan dheeree lagu dadayna timaha laxawga igu beertee ala dheeman iyo luuleey laydha soo baxdaay nafsi looma yeedhee hadmaad igu lamaanaan oo lilaahi ii noqon laab la kaca yartii muuq meel dheer iiga laacdaay qalbigaad ka lulataa maba lado hurdiyo jiif aduunbaan lilaahida kuu ahay runtii love laabtuna bas kugu tahay
Queue is empty
-- / --