VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qalbiga waan kaga xeroon - Lyrics

sidaan kuu xushaa ilan dadbadn xumad saaqdayoo ogaanbaa xaasid kiyo nacabka uxumaynayaa xanteena wanaag san iyo xogteena suuqa taal kuwii xinka loo diraa dhagaha ka xumaynayaa inaad xaaskaygii tahay adigu iyagoo arkayaan xarago anigu xalaalbaad iiteheee xubiga ku macsuunayaa xaashe kuma nici karee anigu qalbiga waan kaga xaroon niyada xanaaqdon jeclee xabiibi habaan ku siin jacalka xanaano wacan xurmaynu ku beernayoo qalbiga xalanoo is helay xulkii sanadkaynu noqon jacalka xasuuso dhaba xiskaynu sawirada dhignoo intii xorabaan bulshada xaflada card ka siinayaa
Queue is empty
-- / --