Heesta Salma - Lyrics
Salmaay sadriga iyo beerka
Adaa saldhigoo dagoo
Saablayda feedhahaygaad
ku samaysantee
Oo adan sanqadhi baxdaba sikin kugu tabaa
Oo adaan saqda dhexe
Dartaa salalaa dartaa
Sad ku yaala aduunkoo dhan
Saacadaad ila joogtana
Qosolkaaga salmaay
Waan siisan lahaa
Salmaay hadii sanku neefle
La isu ururiyoo saf la gasho
Adigaan kaala soo bixi lahaa