VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Talo maku siiiyaa - Lyrics

Talo ma ku siiyaa jaas jaas Talo ma ku siiya dance Rubadayda ruuxdayda maankayga ku rabaastay Ood dhex roortay Rugtii dhuuxa Dhiiga raacday Ana rooroo rooray rooree Ku rafaaday raacdaada Riyo beena kali raaxo Reerbaa dhaamee Runta qaado Talo ma ku siiyaa jaas jaas Talo ma ku siiyaa dance Riyadayda rooxaanta Caashaqayga rogrogaysa Rarankeeda rug kaloo fog ii raraysa Ana raystoo raystay raystoo Iska riixay ruxankeeda Riyo beena kali raaxo Reerbaa dhaamee Runta qaatay
Queue is empty
-- / --