VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xalkii nolasha - Lyrics

Kolkaan xalka ii sheegtay Sidaad xujo uga dhawrtay Sidaad xurmo ugu soortay Ayaad xumad uga biisay Sidaad xurmo ugu soortay Ayaad xumad uga biisay Sidaad xubiga u jilaysay Xaashee been uga diraysay Heegada xaajada cadaysay Ayaad kasha ku haraysay 2× Sidaad xiisaha u danaysay Xiskiyo quluubta u midaysay Ikraan wacadkii cadaysay Ayaad ayaad samiraysay Naftaydan xilkaad u haysay Sidaad dusha uhu xambaartay Eed xushmad ugu hanaysay Ayaan xaawaley ku dhaafay 2× Sidaad caashaqa u xaqeysay Harkiyo dhaqanka u bilaysay Ayaan guushii xoraystay Sidaad xurmad ugu hanaysay Amaan xola u galisay Ayaad xubiga i gaysay 2× Dhulkiyo wakhtigii xumaaday Ileen nimcadaa xigaysay Dhib iyo xiiq waan ka raystay Kolkaan raga kaa xigaystay Xalaal qoysbaynu taagnay Xamdiga eedbaynu siinay Xalkii nolashaynu gaadh gaadhnay Xalaal qoysbaynu taagnay Xamdiga eedbaynu siinay Xalkii nolashaynu gaadh gaadhnay 2×
Queue is empty
-- / --