VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Arwaax - Lyrics

Arwaax ku dhaxnol arwaax Lasiman ulashiyo kalgacal Ayaan nahay oon ahoo Indhaha eegmada indhaha Ku fahma aayar baygu yaal Dareen uurkaaga jira Afkaaga adoon ka qirin Erayga muuqaagu sido Qalbiga akhristaan ehee Ayaan badnidaa macaan Dadkiyo uunkiyo arliga Qofaan ahay oo i ahi aniga Weeyoo ku ihi aniga adigu i Ahid isnihinoo wan isnahay Aduunyada ruuxa nool Lasida axdigay dhidbeen Ayaan nahay oo tahoo Qalbiga uursami qalbiga Shucuur ku og waa inaga Indheer garad macalino Arinta ii gaara ee badiba Aadmiga ka dadan arwaax Fahantaad tahee aqoon Badnidaa macan Dadkiyo uunkiyo arliga Qofaan ahay oo i ahi aniga Weeyoo ku ihi aniga adigu i Ahid isnihinoo wan isnahay
Queue is empty
-- / --