dhamays dheehaaga wacan
dhamaan hablaheena bilan
adaa ugu dhaayo furan
adaa dherer loo gurxoon
adaa dhaban loo haboon
adaan kugu dhaygagaa
axdi dhisa iidhaxdaay
awlaad dhaga iidhabay
ayaan dhalad iladhanoo
dhis iyo dhidib ii aheey
dhabeel guruxdaada dhilan
dhawaaqga codkaaga togan
dhagtaydu dhawo unugl
adaa diinloo dhibtoon
dhaya dhaawaca qarsoon
adaa dhayal siga necbaa