VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Bishaaro - Lyrics

bidhaan taadu dareen igu beerta ubuseelay dartaa bohol yoobay dhidibeeyay boga kugu ilaashay baafintaada naftaydu ubaahan bogan wayday hudo kugu buuxada been hamoodin bilaasha ha uqaadan xiiso biiray bariidadaadu weeyi kuu bogoo adigaa igu banaan jacal keena bilaammay bogaadi ubadheedh adigoon ubakhaylin isku soobaxaynaaye bushaaro farxad buura jacal kubilaabmay ku barbaaray dareen ku badhaadhay adiga ibaroo igu beeray qalbi baaban ubaahan codkaaga boqol jeert ka baraaruga jiifaka nafbogsiiya agtaada bidaysa kaalay baano adigoo barbarjooga kuu bogoo adigaa igu banaan jacal keena bilaammay bogaadi ubadheedh adigoon ubakhaylin isku soobaxaynaaye bushaaro
Queue is empty
-- / --