VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Bogaadin - Lyrics

Sida sida uu bogiyo Beerkaygu kuu tabo Aan kuugu baahnaaday Adna iigu boholyoowday 2× Sida aad aragtida Indhahaa indhahaa u bogay Soo booqoshada iyo la ogow La ogow baxnaanada 2× Waagii soo bariistaba Igu soor bariidiyo Farxad iyo bushaaro Aan bogaadin kaa helo Aan bogaadin kaa helo 2× Siduu siduu iigu baahee Boogtiisu iigu taal Adna i bogsiiyo Aan badbaado kaa helo 2× Bidhaantaada wacanbaa Nuglaansho nuglaansho Igu beertee Adiguna barwaaqiyo iyo ahaw Iyo ahaw badhaadhaba 2× Waagii soo bariistaba Igu soor bariidiyo Farxad iyo bushaaro Aan bogaadin kaa helo Aan bogaadin kaa helo 2×
Queue is empty
-- / --