VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Caashaqa qaldamo - Lyrics

haduu caashaqu qaldamo qisi iyo faar lagu alkumo qayliyo muran lagu aftaxo qisi iyo yaabaa ka hadha ruuxaad qormo wada degten mud iyo manfac wada cunteen qoys iyo raas soo sideen inaad qancisay tahee marnaba ha uquudhin nabar dibaad uga qoomamoon qaladkaa gondahaaga yaal inaad qarisay taheee adoon isku qaylinayn kacoo qunyar dhameee dadkuna way is qardofayan carab iyo daanbaa isqaniina guduga dunida qabyo ah qaabaa jira loo xaliyoo qaar baa jira aan la darin unbaa jira layska rarooo nimaan qodob kuu huray mar yuu qorshahaaga dilin kashana qulluf ha u nuglayn talana rabigeenaa udaa qaladkaa gondahaaga yaal inaad qarisay taheee adoon isku qaylinayn kacoo qunyar dhameee
Queue is empty
-- / --