VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dareen - Lyrics

hadaad tahay ruux idoortay waxaan ahay roox aad deeqday laabtayda hadaad dawaysay kashaada anaa anaa dabiibay hadaad tidhi waan dadaali anaa kule waan dulqaadan hadaad tidhi waan ku doonay anaa dadka kuugu faana hadaad tahay ruux dareema diiftiyo nabarada igaadha anaa ilmo badan udaadsha xariiqda dushaada gaadha daqiiqada hadaan kuwayo naftaa mugdi badan dareemta inaan ku yar daawadaa dunidoo dhana saw ma siisanteen markaad yara diiqadooto anaa kaa daran xanuunka dakharka jismigaaga gaadha u dhiig baxayoo ladiiday
Queue is empty
-- / --