VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Deeqa - Lyrics

deega guraxeey gaari dumareey dadeed garashiyo damiir dheerey anshax qawadiyo dadnimo badaneey diintoo dhawra dhaqan dayraay ana idaryeela idugsiiya idaneeyaay ii dadaalay idawee digtoor idhayay macaan daacad nimo iidabibay dadkoo idil adigaa kaa doortee hoofurha dookha qalbi deeqay deeqa bilaneey damiir wacaneey dirkii gobonimo daa in kulADHaay filkeed dooniyo darajo dheerey dabuub wacaneey dulgaad badaneey ana iidiiriya dhaxan dayraay idareema iidirnaatay idoojiyay daryeel ikabaay
Queue is empty
-- / --