VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhabeel quruxee - Lyrics

Dhisaay farxadaada Markaad ku dhawaqday Ayaan dhab uheesay X2 Dhabeel quruxlaay Markuu dhinacaaga Dhigaa ka ciyaaray Ayaan dhab uheesay X2 Ilaah haka dhowra Dhamees gurigaaga Wixii ku dhibaaya Rabow dhalantedka Ka leexi dhantaalka X2 Markaad dahab dhee- Man ku dheehday jirk- Aaga ayaan dhab Uheesay Hidiyo dhaqankaaga Markaad kula dheshay Dhamaan qoyskaaga Ayaan dhab uheesay X2 Ilaah haka dhowra Dhamees gurigaaga Wixii ku dhibaaya Rabow dhalantedka Ka leexi dhantaalka X2
Queue is empty
-- / --