VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Farxad dheeli - Lyrics

dheemankaygiiyeey dhaayahaygiiyeey dhaymahaygiiyeey dhakhtarkaygiiyeey dhiigaygiiyoow dhuuxaygiiyoow dhimirkaygiiyoow dhibya hankoow macan taan dhabtii jacal wada dhisnaay farax dheeli tiran is dhansiinayeey macaankaan dhigii ka dhawaysatayeey laab ka dhawr tayeey dhadhamoow dartii nafaheena dhamii way isugu dhantee inta dhimana alloow khayr ugu dhamee nafaheena dhamii way isugu dhantee inta dhimana alloow khayr ugu dhamee
Queue is empty
-- / --