VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gocasho - Lyrics

Nafyahay tani waa gunimo Jacaylkan gumaysiga Intuu gabi laa cisiga Sharafta kaa galaafan laa Go,aan baan kaa rabaa Meeshaad geediga u rartiyo Halkaad ila gaadhaysaa Aniga waa geeridayda Markaan gooso is idhaahdaba Gocosho adigaa igu fura Nafyahay tani maaha gare Garawaaqso dantaada oo Intaad ciil gubatid oo Gadaal ka shalaysid baan Garoo kuu diidayaa Intuu kaa gooyay iyo Intuu kuu gaystaybaa Guudkaaga ka muuqatee Halkaa kaga guduba oo Ka raac gobonimo jacayl
Queue is empty
-- / --