VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hibaaq - Lyrics

Sidii dhool soo hilaacaay Adaa dhorumay ka mudan Sidii dhibicda ina haysa Dhabeel adigaa carfaaya Dhabeel dhabeel Dhabeel adigaa carfaaya 2× Sidii dheeman iyo luulka Hibaaq adigaa dhalaala Sidii dayax soo dhawaadee Adaa dhulka noo ibaarya 2× Dhigaa adigaa i deeqay Hablaha dhinacayga jooga Dhigaa adigaa i deeqay Hablaha dhinacayga jooga Dhamaantooda adaa iga muuqda Hee haa muuqdaa 2× Sidii wiil yaroo dhalaana Adaa dhuuniga isiiya Adaa dhooldhoolinaaya Kalsoonida ii dhisaaya Kalsoo kalsoonida ii dhisaaya 2× Dhaqaaq socodkiyo horjooga Adaa dhaayaha u fiican Ilaha dhaqankeena suuban Aduunbaa laguu dhameeyee 2× Dhigaa adigaa i deeqay Hablaha dhinacayga jooga Dhigaa adigaa i deeqay Hablaha dhinacayga jooga Dhamaantood adaa iga muuqda Hee haa muuqdaa 2×
Queue is empty
-- / --