VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hobeey - Lyrics

waxa ubaxa dharan la udgoonyehee nuur iyo ilays la iftiimayaa ala laftadkuna la aloosayaa waa laba astaan caashaqa unkoo axdigay dhigteen wada oofiyoo arooskooda bilan farxad lagu alkumay hobeey hobeey hodan edebsanoo hobeey hobeey isir sharafle iyo hobeey hobeey ka asalaan gobaa hobeey hobeey aynigod xushoo inshaar khayrle baa idil seegtayoo ehel iyo dunba aqal wada dhistee allow nolol haboon guul iyo Ayaan awlaadsan sii waxa uumiyuhu ugu wada farxee sida iidihii lala oogsade hanbalyiyo amaan loo astaynayaa waa ayaamu farax laba is eegtayoo aadmiga dhaman iska aaminoo caawana aroos ila xidha ku laday
Queue is empty
-- / --