Heesta Hoo ham - Lyrics
Waa muxamed iyo badra
Masha alaah arooskoodii
Laba nolasha ku midoobey
Laba guule ku manaystey
Muxibiyo kalgacal gaara
Laba maaley duco waalid
Laba nolasha ku midoobey
Laba guule ku manaystey
Muxibiyo kalgacal gaara
Laba maaley duco waalid
Umurtaaxey guushooda
Waa muraayad ehel caashaq
U miisaala dunidoo dhan
Laba mudan in loo heeso
Waa tihiin la muuneeyo
Ku macsuum lihi waa idinkaa
Umurtaaxey guushooda
Waa muraayad ehel caashaq
U miisaala dunidoo dhan
Laba mudan in loo heeso
Waa tihiin la muuneeyo
Ku macsuum lihi waa idinkaa
Kuu kacay kalgacal miidhan
Muxibada dad wada taagan
Soo dhaweyn mashxarad gaara
La diyaar ah mudnaantiinan
Kuu kacay kalgacal miidhan
Muxibada dad wada taagan
Soo dhaweyn mashxarad gaara
La diyaar ah mudnaantiinan
Mindidiyo walxaha keega
Lagu jaro mara waaxid
Muxibada is weydaarsha
Waa diyaar malgacadiiye
Laba midig ku kala qaata
Midba kiina kale hoo ham
Ha idhaa macaan ii cun
Ala mahadii weeyaane
Maamuus ku taga hoyga
Maamuus ku taga hoyga
Mindidiyo walxaha keega
Lagu jaro mara waaxid
Muxibada is weydaarsha
Waa diyaar malgacadiiye
Laba midig ku kala qaata
Midba kiina kale hoo ham
Ha idhaa macaan ii cun
Ala mahadii weeyaane
Maamuus ku taga hoyga
Maamuus ku taga hoyga
Mindidiyo walxaha keega
Lagu jaro mara waaxid
Muxibada is weydaarsha
Waa diyaar malgacadiiye
Laba midig ku kala qaata
Midba kiina kale hoo ham
Ha idhaa macaan ii cun
Ala mahadii weeyaane
Maamuus ku taga hoyga
Maamuus ku taga hoyga