VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jara keega - Lyrics

labadii isku dhaartee dhibcihiisa jaceylka uu ku hoorey dhexdooda labadii dhadhankiisa dhirta maaxdey jaceylka labadii dheregiisa dhami caashaqa labadii isu dhaartee dhistey weeyi jaceylka dhagaxiisa ka keenay qalbigey dhab utaageen dhoobadiisa kadoonay weli qoda dhinacooda biyihiisa ka dhaanshee daacada is dhaweytee caawa waa dhidibkooda dhaadistii aqalkooda dhayo kkhayr ilaahow aad ka yeeshay dhexdooda way dhantee kaca oo jara keega jara oo ku dhaqaaqa isla dhaafa gacmaha oo dhadhanshoo uhoreeya isu dhiiba faraantii laga dheehdo jaceylka ku xarooda dhawaaqa dhagdhatiisa durmaanka lsacabkoodu dhacaayaa
Queue is empty
-- / --