VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kulan - Lyrics

Nafta kaabaay Kadeed baajaay Kaalin buuxshaay X2 Qudha kaliyeee Wadna kaala' oo Kalaam sharafow X2 Kurba reebay rebay Karti dhaliyaay kun Ka roon kun ka ronay X2 Kasha maanka Maanka kanaa wilee Kuna nuur kuna nuur Sadoow x2 Ka nug leeyaay kas Irmaan shaay kown Ka nuurshaay x2 Kaftan wacanow Keenahaygow raja Kaydshoow x2 Kaaha wada kor Bogsiiya kulan khayr Leh kulan kheyr leh X2 Kaaha wadow kor Bogsiiya kulan khayr Leh kulan kheyr leh X2 Ka nug leeyaay kas Irmaan shaay kown Ka nuurshaay x2 Kaftan wacanow Keenahaygow raja Kaydshoow x2 Kaaha wada kor Bogsiiya kulan khayr Leh kulan kheyr leh X2 Kaaha wadow kor Bogsiiya kulan khayr Leh kulan kheyr leh X2 Ka nug leeyaay kas Irmaan shaay kown Ka nuurshaay x2 Kaftan wacanow Keenahaygow raja Kaydshoow x2 Kaaha wada kor Bogsiiya kulan khayr Leh kulan kheyr leh X2 Kaftan wacanow Keenahaygow raja Kaydshoow x2
Queue is empty
-- / --