VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Macalimad - Lyrics

malab kaad macanka ku dhaaftay miskigaad udgoon ka matashay midab kaagu waa maariinka mas ciideed dhalaal lagu moosay dul qaad mowlahu kugu miisay waxad tahay midaan mari imaagin mur minoo xaqiiqda ka maagin ugu mudan mar wooyinka noolba maankiyo kashaad mirataaye miyir kaygiyey iga hor muuqo maamulka hay ha maqnaanin minit qura naftaan maar maynine murugtiyo xanuun iga maydha maal maha dhib jira maareeya marka aan qaldamo qosol muujaay macaan kii ifkaay ku majiirtay dayax soo nuuray mugdi nuur shaay macalimada aduunka mac neesaay igu maran jaceel igu mehersan marin kaagu waa miskax dayda maankiyo kashaad mirataaye miyir kaygiyey iga hor muuqo maamulka hay ha maqnaanin minit qura naftaan maar maynine
Queue is empty
-- / --