VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Magaran - Lyrics

naftaan dilayaay ha ooyin qalbiga dumayow adkayso dantayda qofkaan utuuray hadaad durba maanta wayday daryeel marna igama waayin dareen xiisaha abuura intii dirac laga filaayay dulqaad marna ma yareysan magaran ma garan oo magaran magaran dudmadiyo damiinka magaran oo magaran ma garan magaran dalbashada waraaqda diidmada nacu uu dhacaaye bal maad sabab ila yar doontid naftaydaay samir dugaasho jileeca damqashada yareyso dartii waxaad udaashay dadaalkii haduu khasaarshay hubsiiimo la aanta dookhaa dilkiisa jacaylka weeyi taladaan degdega ku qaatay fudaydkaan dambiga saaray magaran ma garan oo magaran magaran dudmadiyo damiinka magaran oo magaran ma garan magaran dalbashada waraaqda diidmada nacu uu dhacaaye bal maad sabab ila yar doontid magaran ma garan oo magaran magaran dudmadiyo damiinka magaran oo magaran ma garan magaran dalbashada waraaqda diidmada nacu uu dhacaaye bal maad sabab ila yar doontid
Queue is empty
-- / --