VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Makhluuqsanaa - Lyrics

yartu midabaysana midaba quruxsana muuq jalaqsana milko dhawrsanaa farxadu muudanaa hodan xariirsana socod saabana isku dhiibsana dhexdu madagsanaa miska caraf badna ala makhluuqsana mise waa bureeqa meeshan tagaba maasha allee mise waa adi oo biyo is marin yartu madisana marti soorana magan xafidsana maruun nasabsanaa maamus wacana ala masuul sana maanso fiicana maandeeq sanaa gaari ku maydhaa hadal malabsnaa ala makhluuqsana mise waa bureeqa meeshan tagaba maasha allee mise waa adi oo biyo is marin
Queue is empty
-- / --