VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Marley waa jacayl dhabee - Lyrics

markaan adi kula bilabay xiriirkana kula mideeyay farxadiyo qosolbaan mutee maankuba waa agtaa maankuba waa agtaa markaan is idhaa qiyaas irbada miisaankaa jabtoo marleey waa jacl dhabee mudnaantuba waa xagaa bilaahi maalinta kalyeenan maqal codkaaga macaan ka badan mashquulkii naftaa batoo maskaxdu way kala didaa naftuna wayis maanaan nacdaa markaad maankayga qaaday mulkidayeen kula bahoobay nafbaa meelaha banaan ubuuxisayood milgaysay alleelahee malin khayr leh ayaan noqonay mataano intaan ka sokayno madka miyaan kula dorsadaa aadmi
Queue is empty
-- / --