markaan adi kula bilabay
xiriirkana kula mideeyay
farxadiyo qosolbaan mutee
maankuba waa agtaa
maankuba waa agtaa

markaan is idhaa qiyaas
irbada miisaankaa jabtoo
marleey waa jacl dhabee
mudnaantuba waa xagaa bilaahi

maalinta kalyeenan maqal
codkaaga macaan ka badan
mashquulkii naftaa batoo
maskaxdu way kala didaa
naftuna wayis maanaan nacdaa

markaad maankayga qaaday
mulkidayeen kula bahoobay
nafbaa meelaha banaan
ubuuxisayood milgaysay

alleelahee malin khayr leh
ayaan noqonay mataano
intaan ka sokayno madka
miyaan kula dorsadaa aadmi

Exit mobile version