VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta muna - Lyrics

kolkaad qososhee dibnaha qaydaa qadhada caashaqu iqabatayo adaan ku qotoma hunooy qalbigee qab iyo adigaan isqqaad baranoo adaa qayrka uqaalisanoo adaa quruxdaba qureyshta wax dheer indhihii ku qabtaa qushuuc gelayoo ak tiisa qofkaad qunyari ag martaaaba qacduu ku arkuu isqoonsanayaa hawenkaba qar anoo kaba quustey qowlkaad itidhaa runtii ku qancee qasriga caashaqa qolkeen ka galnaa adaa qarqar siyo qudhii bidayoo munaay qabsadayoo bogii qufushee hadmaad qalbigaaga ku qori magaceyga
Queue is empty
-- / --