VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Muna by cali shaah - Lyrics

kolkaada qososhee dibnaha qaydaa qandhada caashaqu iqabataayoo adaa ku qotoma munaa qalbigee qab iyo adigaa isqaad baranoo qayrkaa uqaalisanoo adigaa quruxdaba qurayshtaba wax dheer indhihii ku qabtaa qushuuc galayooo qofkaad qunyari agmarta qacduu ku arkuuu isqoonsanayaaa haweenkaba qaar anoo kaba quustey qawlkaad itidhaa runtii ku qancee qasriga caashaqa qolkeen ka galnaa adaa qar qarsiyo qudhii bidayoo munaay qabsadoo bogii qufushee hadmaad qalbigeyga ku qori magaceyga indhihii ku qabtaa qushuuc galayoo agtiisa qofkaad qunyari agmartaa qacduu ku arkuu isqoonsanayaaa
Queue is empty
-- / --