VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Naayaa - Lyrics

waxad garta qaadataa markad qalad gaysate iyado qonsimadba jirin qof duday caynku raba anigu qiimayn dadnimo qadarin xushmad iyo wanag qiyaasli i waad ogayd sidaan qaali kuu ahaa hadaan qorshe waalid iyo qisas nacab aanay jirin hadal qun yar iiga dhacayiyo naaya qoys kuma dumee maxaa jira oo qarsoon qorshihii ragba yeeli jiray qorsiina dumarka e adaa guur igu qasbee hadhawto ha qomamayn qofaan yaab dhamaysan iyo nimaan quusani dhibane qisada la mariyo jacayl intan qarsadaa ka badan
Queue is empty
-- / --