VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nafisa - Lyrics

iftiinsha naruura maanka naftayda hagaa barbaarsha naruura kashayda deeqda nabsiga helay daweeya nabada iyo farxada wanaaga naxliga iga jira xumaanta nolosha iga dhaqan daryeelka ms iyo iga jira xumaanta nal ii baxayaya ii nafisa nuurkii qalbiga nafiisa nugul xaruntii darwiishta nasabkii laaskay nafiisa naxafiyo muxubo nafiisa nolol nabad iigu kaalay quruxda nuurkiyo dhalaalka badhaba nus la siiyay dumarka adiga rabibaa nusqaanta nafiisay ka jiray namiimmka mudaan naawilay jacaylka nasiib kaan ku heliyo ayaanka ii mijiyay farxad iyo darenka nudaha qalbigiyo jidhakyga
Queue is empty
-- / --