VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Naftaan dilayeey - Lyrics

naftaan dilayeey ha ooyin qalbigaan dumarow adkayso dantayda qofkaan utuuray hadaad durba maanta weyday daryeel marna igama waayin dareen xiisaha abuuraa intii dirac laga filaayey dulqaad nin le ma meeraysan magaran jimadiyo daruunka ma garan dalbashada waraaqa dibnaha xuub dhacaayeee kumaan sababi aduunkee naftaydaay samir dugasho jileeca damqashada yareyso dartii ruuxaad udaashay dadaalkii haduu khasarshay hubsiimo la aantaa dookhaa dilkiisa jaceylka waayee talada degdega ku qaatay qaladka fudaydka dambiga saray ma garan dunadiyo damiinka ma garan dalbashada waraaqda eegmada xuubka dhacaaya kumaan sababin aduunkee
Queue is empty
-- / --