VOA A B C D E F G H I J K L M N O P Q R S T U W X Y Z

Nolasha Lyrics

nolosha nolosheediye
niyada wehelkeediye
naftana xasilkeediye
nuurkii aragaygiye
nabdiga dawadiisiye
nasteex qalbigaygiye
haween nasabkoodiyey
naftayda u dooraye
nasiya quluubtaydiye
nacabka dayrkiisiye
aayaha noloshaydiye
nolosha nolosheediyey

dumarka nuxurkoodiyey
nasiib furuhiisiyey
naxliga dhimihiisiyee
neecow udugeegiyey
jacayl dhacantiisiyey
ibtira noogu danee
dookhuna nagaadayey
midaan nawilaayaye

Lyrics by: xareed

Song name
-- / --