VOA A B C D E F G H I J K L M N O P Q R S T U W X Y Z


Nuuji Lyrics

Nal maanku raacoo
Nuur ii iftiintoo
Noloshayda daartoo
Nasiib uu i siiyaay
2x

Nastoo waan nagaadoo
Nasrigeenii soo gaadhnee
Naacabkeenu daaliye
Nuuji nuuji o xiisaha
2x


Lyrics by: ismael
loading..
-- / --