VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sifo wacan - Lyrics

ubax subax hore sagalku qabtaay siraad badanoo la soo soocaay safkii hablaha midaan ka suntaay samaanta ILAAH miduu ku sadaay sooyaalka jacayl midaan la sidaay dareenka saxda ah midaan la sugaay adaa sifihii samaanta haween ka sii sita oo cidaan kula simo ma suurayn saamigaad ka heshee RAXMAANKU ku sii hibada saxar tiran ugub sooniyo salaad wacaneey sawrac dhaqanloo la soo seebaay sadkii haweenkaba midaan ku samraay suugaanta eray midaan ku silbaay sareedo aduun midaan la sugaay mid suubana ahoo sifaad wacaneey
Queue is empty
-- / --