VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Yaa salaam - Lyrics

Yaa salaam dibnaha Dhaayaha bal daya Yaa salaam ka daran Dabarkiyo ilkuhu Yaa salaam dabuub Hadal dabacsanaa Yaa salaam dun iyo Daadax weeyi gabi Yaa salaam dareen yaa salaam Daawaday i qaad yaa salaam Yaa salaam dulqaad yaa salaam Daganaan yartani yaa salaam Yaa salaam mid diran Waa daryeela tan Yaa salaam mid duna Waa dabiiba dhaya Yaa salaama dajiya Waa i deeqa wacan Yaa salaam dirays Waa daahii qalbiga
Queue is empty
-- / --