VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Adkeeso cover - Lyrics

Jacaylka adaa ilduufay Abaalkaad dhigatay weeyee Ayaan daridaada eerso 2x Ax weyda iska daayoo ha ii iman Kuma arkaayee ha isheegam Kuma aqaanee aa aa ha isheegan Kuma aqaanee 2x Markaan ku lahaa udgooney Markaan orinaayey radkaa Ii imaanso imaanso Waxaad is yeeshay Adkayso adiguna markaaga 2x Naftii ashahaado diidaa Markay ajashay dhamaato Istaaqfurilaysigeeda 2x Ilaahbaa kaa yeeli maayee Agtayda hadaad is keentay Adleecoo ooftayda maaha Adleecoo ooftayda maaha 2x Ilowsho dhawidaa abaayooy Afkaad shalay igu eriday Miyaan kugu kugu oolin eega 2x Anigoo kugu indho kuusha Anigoo saxar kaa ilaashaa Imisaa farxadaa iga jiidhay Iirgaado irgaado imisay is dhaaftay Imisaad adiguna is waashay 2x
Queue is empty
-- / --