VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Axdi beena lama galo - Lyrics

jacalkanaa awoodwayne kii iilka dhigay qas laylana agseexshaa ana igu abuurmee oogaduuku faafoo diiday inaan adkeestoo iikaaa asqeeyoo igukaa eryaayee ogow naftaa kuu ooman adigee imisaa adookale ogow naftaa kuu ooman adigee imisaa adookale arjin iila yimiday aawadaaa ujoojee wadnaha i olalayee iidhigo abaaloo arintayda meel mari axdi beena lama galo wacad lama ilaawee ruuxiiku aamina lama idho saame afarsano iyo dheeraad arimahaan dhisaynee an is idhi idlaayee waadigii idleeyee
Queue is empty
-- / --